Fiqh Weekly Halaqah (in Somali) By: Sh. Abdulrahman Dirir

Join Sh. Abdulrahman Dirir as he continues the series of Fiqh from the book ‘Umdatul Ahkam’ in Somali. Assalam Alikum, May 25, 2024 Waxaan MCA ka bilaabaynaa xalqad maalin kasta oo Sabti ah salaada makhrib kadib. Casha Hall xalqadani waxay ku baxaysaa afsomali, Waxaan akhrin doonaa kitaabka Cumdatul Axkam Waxaa qoray Shiikh Abdil Qani Al Maqdisi. Waxaa akhrinaya Shiikh Abdirahman Dirir. Abdulrahman.

  • 00

    days

  • 00

    hours

  • 00

    minutes

  • 00

    seconds

Date

Jul 27 2024

Time

8:00 pm - 9:30 pm

Location

MCA
MCA, Maryam Hall
QR Code